Dahabshiil-Gif
 
|

Xubno ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Soo Dhaweeyay isbaarooyinka laga Qaaday inta u Dhaxaysa Gaalkacyo iyo Galinsoor

lax

iyadoo Dhawaan Ciidamada Maamul Gobaleedka Galmudug Hawul Galo Ay Ka Sameeyeen inta u Dhaxaysa Gaalkacyo iyo Galinsoor ay Hawul galo ka Sameeyeen kuwaasi oo lagu Qaadayo isbaarooyin Yaala inta u Dhaxysa Gaalkacyo iyo Galinsoor aya Waa Arintaa Soo Dhaweeyay Dr:Cabdulaahi jaamac Xuseen oo ka Tirsan Xubnaha Baarlamaanka Dowlada Fadaraalka Soomaliya .

Waxa uu Tilmaamay in Arintan ay Tahay Guul u Soo Hoyatay Shacabka Dowlad Gobaleedka Galmudug isla Markana Hadii Sidan uu maamulka ku Sii Wado La Gaarayo Hadafkii loo Aas Aasay Dowlad Gobaleedka Galmudug

” Galmudug Waxa ay ku Sii Socota Guulo ,Waxaan Shacabka galmudug ku boorinaya in ay Sii Wadaan Horumarka ,Degan kasta Waxa Horumar gaarsiiya Dadka u Dhasahy ”

Ugu Danbeen Shacabka Dowlad Gobaleedka Galmdug ayuu ugu Baaqay in ay Xajis Taan Amaan Kooda oo ay ka Soo Horjeestaan Cid Kasta oo ka Soo Horjeeda Amaankooda iyo Horumar kooda

Sikastaba Hadalkan ka Soo baxay Xildhibaanka aya Waxa ay ku Soo Beegmaysa Xili Dowlada Galmudug iyo Odaaysha Dhaqanka ay Ku Guulaysteeen in ay Qaadan isbaarooyinkii Yaalay inta u Dhaxaysa Gaalkacyo iyo galinsoor
Xafiiska Wararka Gaalkacyo

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news